WARARKA

Daawo Somaliya iyo Mareykanka oo Neyroobi Ku Kula Saxiixdey Heshiis Kor Loogu Qaadayo Ciidanka Boliiska

Dowladaha Soomaaliya iyo Mareynkanka ayaa xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi kulak ala saxiixday Heshiis is-afgarad ah oo lagu horumarinayo ciidanka booliska Soomaaliyeed. Muhiimada Heshiiska...

Dagaalo Maanta Ka Qarxay Duleedka Deeganka Nr 50 ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Wararka naga soo gaaray deegaanka Nr 50 duleedkiisa ayaa sheegay in goordhow dagaal xoogan uu ka bilowday. Dagaal ayaa lagu soo qaaday laba fariisin oo...

Maamulka Somaliland oo Maanta Xabsiga Kasii Daayey Faniniintii u Xirnaa Kadib Kolkii Ay Ku Waayeen Dembi

Kol dhow ayey kolkii ay maamulka somaliland xabsiga u taxaabeen 4 fanaan oo barnaamij faneed u tegey magalada muqdisho, Maanta ayaa waxaa xabsiga laga...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Ciidanka Somaliland

Kol dhow ayey aheyd kolkii ciidanka boliiska somaliland ay xabsiga u taxaabeen qaar ka mid ah fananiinta somaliland oo bandhig faneed u tegey magalada...

Madaxweynaha Dowlada Federalka somaliya oo Sheegey in Seddexdii Sano ee lasoo Dhaafey Guulo Laga Gaarey La dagalanka Alshabab

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka Qayb-galay Shir madaxeedka Gaar ah oo looga hadlayay la-dagaalanka Kooxda ISIL iyo Xag-jirnimada oo uu marti-geliyay Madaxweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img