WARARKA

Dhegayso..Odayaasha dhaqanka KoonfurGalbeed oo gacanta loo geliyay Foomamkii ay ku soo qori lahaayeen Xildhibaanada beelahooda,Sideese Beeluhu u kala heleen Xildhibaanada?

Waraka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in Odayaasha dhaqanka KoonfurGalbeed maanta lagu wareejiyay Foomamkii ay ku soo qori lahaayeen Xildhibaanada beelahooda isla...

XALKA HIIGSIGA 2016-KA EE SOOMAALIYA TALO SOO JEEDINTA BULSHADA KOONFURTA SOOMAALIYA

Hordhac: Labaatan iyo shan sano 25, oo dagaalo sokeeye, qalalaaso iyo Dowladdo taag daran na soo marey xilliyadii kumeelgaaarnimada iyo haatanba, ayaa weli Soomaaliya u...

Boobka Dhulka Iyo Kadeedka Dadka Lagu Hayo

Somaalidu ma qalato mana iibiso Neef Irmaan,iyo waliba qaalinta dhedig ee dhaqashada ku fiican, iyadoo la doonayo in muddo la manaafacaadsado, dulkana kama duwana Neef...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Reysulwasare Cumar Cabdirashiid

Arinka somaliya oo aad moodo inuu fara kasii baxaayo iyo umadoon weli ku quus qadan 25 sano ee lasoo dhaafey burburka wadanka ka dhacay...

Kulan Looga Hadlaayo Mooshinkii laga Keeney Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Furmey xarunta Baarlamaanka

Shirkii looga hadlayay mooshinkii Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud laga keenay ayaa goor-dhow ka furay Muqdisho, iyadoo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu si rasmi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img