WARARKA

Faallo..Cali Maxamed Geedi”Mukulaal Madoow Baydhabo horaa looga xoreeyay”

Waa dhab horaa Baydhabo looga xoreeyay Mukulaal Madoow laakiin maxaa maanta keenay xasuusta Mukulaal Madow oo magaaladan Baydhabo laga xoreeyay in ka badan 15...

Diyaarad Kuwa Milateriga oo Fiidnimadii Caawa Ku Degtey Wadada u Dhexeysa Afgooye iyo Xamar

Diyaarad kuwa millateriga ah oo loo maleynayo inay saanad ciidan u siddo ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa caawa fariisan weyday garoonka diyaaradaha Aden...

Xafiiska Universal tv ee Magalada Muqdisho oo Dib Loo Furey

Xafiiskii Universal TV ee Muqdisho ayaa xalay loo fasaxay inuu howlihiisa wato, kaddib markii todobaadkii hore ay albaabada isugu dhifteen ciidamada sirdoonka Qaranka Somalia. Howgelidda...

Muungaab oo Baneysan Raba Dhicista Guryaha Ismaaleed

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Muungaab ayaa sheegay gurigii aanan bixin canshuurta loogu talo galay in lagu dhiso wadada wadnaha Maamulka Gobolka...

Dhegeyso Mid Ka Mid Ah Odayaasha Shariif xasan ugu Xareysan magalada Baydhabo oo Sheegey In Loo Qeybiyey Foomamkii Lagu Qori Lahaa xildhibanada Maamulka Shariif

Odayaasha Maamulka Shariif Xasan ugu xareysan magalada baydhaba ayaa maanta lagu wareejiyay Warqadaha lagu soo xulayo Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Shariif. Odayaasha ayaa maalmaha soo aaddan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img