Warbixin uu soo saaray gudiga difaacayaasha xaquuqda saxafiyiinta ee CPJ ayaa waxaa lagu sheegay in Soomaaliya ay kaalinta koowaad ka gashay wadamada lagu dhibaateeyo...
Cabdulqaadir Nadaara afhayeenka Shariif Xasan ayaa maanta ka dhawaajiyay in Odayaasha dhaqanku ay sugayeen inuu Shariifku amro si ay u soo qoraan Xildhibaanada Beelahooda...
Ciidamo dharka dowlada xiran isla markaana qaab beeleed u abaabulan ayaa maanta waxaa ay weerar ku qadeen degmada wanlaweyn halkaas oo ay kala bexeen...