WARARKA

Dhegeyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Ka Hadley Qaraxii Shaley Ka Dhacay Hottel Saxafi

Xildhibaan Daahir Amin ayaa waxaa uu shaley isaga oo jooga goobtii uu qaraxa ka dhacay hottel saxafi sheegey in ciidanka nabadsugida ay howl wanaagsan...

Dhageyso:- Waa Kuwee Kooxaha Burcada ee Afka u Dhigta Mucaawinooyinka Degmada Wanleweyn

Ayadoo todobaadyadii lasoo dhaafey daafeet.com ay xil gaar ah iska saartey sidii ay u ogaan laheyd musuqmaasuq aad u balaaran oo la sheegey inuu...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Maanta Ka Qeyb Galey Janaasadii Jeneral C/kariin Yusuf

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh, wasiirro ka tirsan xukuumadda, xildhibaano iyo saraakiil ayaa ka qayb-galay maanta janaasada abaan-duulihii hore ee ciidamada xoogga dalka, Jen. C/kariin...

Daawo Sawir uu Amiin Camir ka Sameeyey Qaraxii Ay Alshabab Shaley Ka Geysatey Hotel Saxafi

Shaley ayey aheyd kolkiii weerar qasaare weyn geystey ay kooxda alshabab ku qaadeen hotel saxafi oo ka mid ahaa hotelada uGu waaweyn magalada muqdisho...

Dhegeyso:- Sheekh Nuur Baaruud oo Ka Badbaadey Weerarkii Hottel Saxafi

Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah culumada Soomaaliyeed kana mid ahaa dadkii laga soo badbaadiyay weerarkii saaka Alshabaab kusoo qaadeen dhismaha Hotel Saxafi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img