WARARKA

Marxuun Danjire Cabdullaahi Xassan Maxamuud oo Maanta Lagu Aasey Magalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay Safiirkii dalka Somaliya u fadhin jiray dalka Masar Marxuum Cabdullaahi Xasan Maxamuud, oo meydkiisa laga...

Daawo”-Mid ka Mid Ah Duuliyeyaashii Diyaaradii Ay Soo Ridey Turkiga oo Ka Hadlaya Sidey Wax u Dheceen

Kol dhaweyd ayay aheyd kolkii ay ciidamada turkiga ay soo rideen diyaarad laga leeyahay dalka ruushka ayagoo ku eedeeyey iney gudaha u soo gashey...

Ciidamo Ka Tirsan Alshabab oo Dhawaan Ku Biirey Kooxda Daacish Oo Xaley Weerar Ku Qaatey Ciidamada Puntland ee Ku Sugneyd Buuraha Galgala

Ciidan ka tirsan ururka Al-shabaab, dhawaanna ku biiray kooxda Daacish/ISIS ayaa xalay weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Puntland ku leeyihiin deegaanka buuraleyda ah ee...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Dagalada Ka Socda Gaalkacyo

Sawirka maanta uu amiin ka sameeyey xaalada murugada leh oo ay ku sugan tahay somaliya iyo qaranimadii oo lagu bedeshey xuduudo beeleedyo kaaneyna in...

Gudoomiyaha Alshabab ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey In Midnimada Alshabab Ay Muqadas Tahay Cidii Hor istaagtana La iska Leexin Doono

Guddoomiyaha Al-shabaab ee gobolka Shabeellada Hoose, Sh. Maxamad Abu-cabdalla ayaa hadal uu jeediyay wuxuu ugu baaqay Al-shabaab iyo dadka ku nool deegaannada ay ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img