WARARKA

Gudiga Xalinta Qilaafaadka Dagaalka Ka Socda Gaalkacyo oo La Kulmey Odayaasha Labada Dhinac

Guddigii heerka wasiir ahaa ee uu Ra’iisul wasaaraha Somalia u magacaabay xallinta colaadda degmada Gaalkacyo ayaa la kulmay wax-garadka labada dhinac, si ay ugu...

Magalada Gaalkacyo oo Mar Kale Dagaal Ka Qarxay

Dagaal u dhexeeye Puntland iyo Galmudug ayaa maanta dib uga qarxay ayadoo la sheegey inuu geystey qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, Ilaa iyo...

Reysulwasaare Cumar C/rashiid oo Muqdisho Dib ugu Soo Laabtey

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntlad Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, iyo qaar ka tirsan maamulkiisa ayaa maanta kusii sagootiyey Gegida Diyaaradaha ee Puntland Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka...

Dhegeyso:-Musiibadaan Haweeney Odeygeeda Raashin Sun Ugu dartey oo Ay Soo Qabteen Boliiska Degmada Baladweyne

Taliyaha Booliska saldhiga Baladweyne Dhame C/qaadir Maxamuud Axmed ayaa warbaahinta u xaqiijiyay jiritaanka Haweeney sun ay siisay seygeeda goor danbe u geeriyooday,waxaana Haweeneyda falkaan...

Wafdi uu Hogaaminaayo Reysulwasaaraha Xukuumada Federalka oo Maanta Safar Ugu Ambabaxay Gaalkacyo

Wafdi uu hoggaaminayo Reysulwasaraha dowlada federalka Somalia ayaa maanta u ambabaxay magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe iyo Cadaado, si xal looga gaaro dagaallo dhawaan ciidanka maamullada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img