WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Faarax Sakiin iyo Kooxda Damul Jadiid

Amiin camir oo maanta sawirkiisa kusoo bandhigey xaalka ay damuljadiid  ka wado gobolka hiiraan.

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Maanta Ka Qeyb Galey Xaflad Lagu Soo Bandhigey Waxqabadka Ciidanka Miino Baarista

Madaxweynaha dowlada federalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka ciidanka miino-barista booliiska Soomaaliya, taasoo lagu qabtay xarunta...

Baanki Moon oo Ergey Cusub usoo Magacaabey Dalka Somaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa shalay oo Isniin ahayd u magacaabay ergaygiisa gaarka ah ee Somalia, Michael Keating oo u dhashay...

Dhegeyso:-GUdoomiyaha Degmada Wanleweyn oo Ka Hadlaya Duqeyntii Shaley Loo Geystey Alshabab

Gudoomiyaha degmada Wanleweyn Xaaji Isaaq ayaa waxaa uu ka warbixiyey duqeyntii shaley ka dhacdey deegaano ka mid degmada wanleweyn. Gudoomiyaha ayaa sheegey in duqeyntani lala...

Kulankii Ay Maanta Yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federalka oo Lagu Ansixiyey Sharciga Maalgashiga

Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta ansixiyay sharciga maal-gashiga shisheeyaha oo dhawaanahan ay doodo ka lahaayeen xil-dhibaannada baarlamaanka. Kulanka baarlamaanka oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Somalia,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img