WARARKA

Dhegeyso:-Ciidamo Ka Tirsan Dowlada Federaalka oo Maanta Isbaaro Dhigtey Wadada Isku Xirta Jaziira Iyo Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Milatariga Dowlada Federalka Soomaliya ayaa Maanta Xirtay wadada ka timaada Degaanka Jaziira taaas oo Muqdisho soo gasha, kuwaas oo ka careysan...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Dalka Shiinaha oo Kulan ku Yeeshey Dalka South Africa

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulankii gaarka ahaa ee uu xaley magaalada Johannesburg kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuriyadda...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Maanta Markii Ugu Horeysey Usoo Talaabey Koonfurta Gaalkacyo

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta markii ugu horreysay u tallaabay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, isagoo halkaas kula kulmay madaxweynaha maamulka...

Ergayga Cusub ee Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya oo Maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Ergayga ururka Midowga Afrika ee Somalia, danjire Francisco Caetano Jose Madeira ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, isagoo bedeli doona wakiilkii hore...

Diyaarado Maanta Weerar Ka Geystey Deegaano Hoos Taga Gobolka Shabeelaha Hoose

Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay fiidkii cirka laga duqeeyay deegaanka Kuunyo-baroow oo 90-km Koonfur-galbeed kaga beegan degmada degmada Baraawe...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img