WARARKA

Daawo:-Danjire Maxamed Afeey oo Markii Ugu Horeysey Boorka Iska Jafey Runta U Sheegey Kooxaha Afduubka Ku Heysto Siyaasada Somaliya

Danjire Maxamed Afreey ayaa dhowr sano kadib boorka iska jafey runta u sheegey kooxaha afduubka ku heysta siyaasada soomaliya kuna hishiiyey iney maalinba reer...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Colaada Ka Socota Gaalkacyo Iyo Caqaba Xumada Ay Ku Jiraan Kuwa Isku Sheegey Iney Yihiin Madaxweynayaal

Alow umadaan kuwa hortaagan dadnimo iyo qaranimo qalbigooda kusoo celi Amiin ayaa sawirka waxaa uu ku muujinayaa qaabdarada ay ku sugan yihiin nimanka isku...

Magalada Gaalkacyo oo Maanta Mar Kale dagaal Dib Uga Bilowdey

Shaley ayey aheyd kolkii magalada Gaalkacyo ay heshiis ku kala sixiixdeen madaxda maamul-goboleedyada Puntland iyo Galmudug, isla markaana ay warbaahinta ka sheegeen inay xal...

Daawo:-Xafladii caleemasaarka Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Wanleweyn

Xaflad aad u balaaran oo ay oo agaasimeen maamulka degmada wanleweyn ayaa maanta lagu qabtey degmada xafladaas oo lagu sagootinaayey gudoomiyahii hore ee degmada...

War Miyaadan Xishooneynin? Gaalkacyo Maxaa Ku Geeyey? »

Shariif Hassan waxa uu Gaalkacyo u tagay in uu heshiisiiyo labo beel oo Soomaali oo isku haysto hal Magaalo aan Xeeb laheen, wabi ma...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img