WARARKA

Xog:- Qeyb Ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Shariif Xasan oo Maanta Lagu wado In La Dhaariyo

Xog aynu kol dhaweyd ka helney ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magalada muqdisho ayaa waxaa ay  inoo sheegeen in maanta la dhaarin...

Afhayeenka Ciidamada Amisom oo Sheegey In Gaalkacyo Ciidamo Ka Tirsan Amisom La Geyn Doono

Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, Paul Najaguna ayaa sheegay in Ciidamo AMISOM ahi ay geyn doonaan Magaalada Gaalkacyo hadii dalabkaasi uu ka yimaado...

Reysulwasaare Cumar cabdirashiid iyo Masuuliyiinta Maamul Goboleedyada oo Ku Wajahan magalada Muqdisho

Reysulwasaraha dowlada federalka Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ay la socdaan qaar ka m,id ah madaxweyneyaasha maamul goboleedyada ayaa maanta la filayaa inay...

Dhegeyso:-Magalada Gaalkacyo oo Maanta Degen iyo Ciidamadii Is Hor Fadhidey oo La kala Qaadey

Xaalada Magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Saaka degan iyadoo lagu wado in maanta la kala qaado Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ee...

Wakiilka IGAD ee Somalia, Maxamed Cabdi Afeey oo La Hadley BBC Ayaa Sheegey Inuu Dadaal U Geli Doono Sidii Maxakamada Aduunka Loo Geyn Lahaa...

Wakiilka IGAD ee Somalia, Maxamed Cabdi Afeey ayaa ka dhawaajiyay inuu dadaal u geli doono sidii maxkamada caalamiga ah ee ICC ay xafiis uga...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img