WARARKA

Dhegayso…Madaxtooyada Maamul Shariif Xasan ee Magaalada Baydhaba oo maanta lagu dhaariyay tiro xildhibaano ah

Madaxtooyada Maamul Shariif Xasan ee Magaalada Baydhaba ayaa maanta waxaa lagu dhaariyay Xildhibaano uu yeesho Maamulkiisa. Tirada Xildhibaanada Baarlamaanka Shariif Xasan ee maanta la dhaariyay...

Talow Sawirka uu Amiin Camir Ka sameeyey Shariif Xasan Muxuu Ka Turjumayaa

Amiin Camir ayaa sawir aan caadi aheyn ka sameeyey Shariif Xasan waxa uu ka turjumayana shacabka idinka ayaan idinka sugeynaa in qof walba uu...

Mareykanka oo Sheegey Duqeymo Ay Ka Gesteen Somaliya Ay Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsan Alshabab

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in duqeymo ay ka geysatay toddobaadkii hore Somalia ay ku dishay laba sarkaal oo ka mid ahaa kooxaha Islaamiyiinta ah...

Daawo:-Bananbax Shaley Ka Dhacay Degmada Afgooye oo Loga Soo Horjeedo Qaar Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan

Bananbax aad u balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay degmada afgooye banabaxan oo looga soo horjeedey qaar ka tirsan maamulka uu shariif xasan...

Daawo:- Sawir uu Amiin camir Ka sameeyey Dagalka Gaalkacyo Beryahan Ka Socdey

Amiin Camir ayaa waxaa uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyey dagaalka micnodarada ah ee beryahan ka socdey magalada gaalkacyo kaasoo shacab badan iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img