WARARKA

Xaar Ilaliyaha Guud ee Dowlada Federalka oo Ku Baaqey In Lala Dagaalamo Musuqmaasuqa

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaran, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ugu baaqay hay’adaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed inay si adag ula dagaalamaan musuq-maasuga ragaadiyay dalka,...

Maxamed Farkeetiyow Mahada Xasan Sheekh Iska Horkeenka Beelaha Boqol-hore Miyay Aqoontaadu Aheyd? (Cilmi Hortiisa Igaar La Ahaadaa Ka Roon)!

Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti ) oo ah Wasiirka Maaliyada ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya , waxaa uu xilka Wasiirnimo ku heley hardankii siyaasadeed...

Daawo:-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Gabagabeeyey Shirka Wadatashiga Hiigsiga 2016

Kulan looga hadlayey sidii lagu hirgelin lahaa hiigsiga 2016 ayaa maalintii shaley waxaa uu madaxweynaha kusoo gababeyey magalada muqdisho kulankaasi oo ay kasoo qeyb...

Waa Noocma Xil-moogayaasha Baarlamaanka Shariif Iyo Magafayaashiisa Ay Soo Xuleen?

Waxaa ay Soomaali tiraahda Soomaali been wey sheegta laakiin kuma maahmaahdo tusaale ahaan: Hal Xaraan Ah Nirig Xalaal Ah Ma Dhasho sidoo kale cudur...

Aqriso:-Magacyada Iyo Qabaailada Ay Kasoo Jeedaan Xildhibaanada Maamulka Shariif Xasan

Waxaaba in mudo beesha caalamka iyo xukuumadaba u xayirneyd sida uu noqon doono baarlamaanka maamulka Shariif Xasan waakan nala aqrista magacyada iyo qabaa'ilada ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img