WARARKA

Axmed Madoobe oo Baarlamaankiisa ku diiday in markale waqti loogu daro xilliga uu soo magacaabayo Xukuumada.

Iyadoo dhowaanahan la filayey in Axmed Madoobe uu ku dhawaaqo Madaxweyne ku xigeenka iyo Gole wasiiro uu yeesho maamulkiisa ayaa warar soo baxaya waxay...

Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey Madaxweynaha Dalka Jabuuti

Shaley ayey aheyd kolkii ciidanka nabadsugida dalka jabuuti ay si ula kac ah u laayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan amiin camir...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ganaax Dul Dhigey Xildhibaanadii Kalfadhiga Ka Maqnaa

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in ay jiraan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka islamarkaana Ganaax la dul dhigay. Maxamed Sheekh Cismaan...

Ogeysiis:-Dhamaan Bulsho weynta Koonfur Gableed Meel Walba oo ay Joogaan

Golaha Qurbo Joogta KoonfurGalbeed waxaa ay idinku war gelinayaan in Maalinta Sabtida Taariikhduna tahay 26 bisha Desember 2015 uu marti noogu yahay Xildhibaan Maxamed...

Dhegeyso:Malaaq Shiino oo Ka Jawaabey Hadalkii Shaley Kasoo Yeerey Beesha Ogaadeen

Warbaahinta magalada baydhaba ayaa waxaa ay wareysi dhan walba taabana la yeelatey Malaaq cali abdirahmaan shiino malaaqa ayaa wareysigan kaga hadley halka uu marayo baarlamaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img