WARARKA

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

--72-sano guuradii ka soo wareegatay aas aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta laga xusay magaalada Muqdisho ---Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobalka Hiiraan. ---Xeer...

DHEGAYSO..72 SANO KADIB MAXAA HORTAAGAN IN CIIDANKA BOOLIISKU HOWSHOODU QABTAAN

Madaxweynaha  Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kaga qaybgalay munaasabadda sannad-guuradii 72-aad ee ka soo wareegatay aasaasay Ciidammada Booliska Soomaaliyeed. Hadaba Maxaa hortaagan hormar...

DHEGAYSO…CASHARKA 18AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Halkan ka dhegaysoUnknown...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Iclaamiyay halka caasimad u noqon doonto maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ,Xilkana ka qaaday gudoomiyihii gobolka Hiiraan

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh ayaa waxaa lagu magacaabay gudoomiye uu yeesho gobolka Hiiraan kadib kolkii xil ka qaadis uu...

Abdulkadir M. Abow: 4.5 Needs Rectification Not Regression

Somalia, potentially very prosperous nation with a very resourceful and resilient people, was politically and economically failed state in the last quarter of a...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img