WARARKA

Daawo Ururka Gargaarka iyo Horumarinta ee Rajo oo Shaqo Nadaafad Ah Ka Fulinaaya Degmada Wanleweyn

Ururka gargaarka iyo horumarinta ee rajo ayaa beryahan waxaa uu howl iskaa wax u qabso iyo wacyi gelin ahba ka wadey degmada wanleweyn ee...

Aqligaaga oo Bato Saaxiibadaa Aas Yareeyaa Ee Farkeetiyow Hameer Meerinee Meel Qabso! (Qeybtii Labaad)

Haddaan Siyaasiga Aqoonyahanka ahna Wasiirka Maaliyada Xukuumada Muqdisho Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) oo ah shaqsi aad Kursi Jacaylk uga Dhex Guuxaysa wuxuuna diirada saartey...

Maqaal..Duufaanta Kismaayo Naaquudaha KoonfurGalbeed Maka badbaadi doonaa?!

Hada iyo hagardaamo laga soo gudbay soo celinteeda ayaa waxaa loogu balamay in Kismaayo bal markan lagu dayo in hoy looga yeelo dhibaato ummadda...

Nicholas Kay oo Ka Waramey Xaalada guud ee uu Dalka Ku sugan Yahay

Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa sheegay in Somalia aysan haatan ahayn waddan guul-darreystay, ayna soo kabanayso, kaddib sannado uu colaado...

Daawo:-Wafdi Isugu Jira Xildhibaano iyo Wasiiro oo Maanta Gaarey Degmada Jowhar

Wafdi isugu jira siyaasiyiin Wasiiro iyo xildhibaano ayaa maanta gaarey magalada jowhar ee gobolka shabeelaha dhexe https://www.youtube.com/watch?v=_-wTg_mqryQ

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img