WARARKA

Daawo:-Salaad Cali Jeele oo Yiri Ninkaan Deegaan ku Laheyn Somaliya Ha Isaga Guuro

Sida aynu ka warheyno waxaa beryahan ka socda magalada garoowe is xulufeysi ay sameynayaan kooxaha u ololeynaya in aan wax lagu soo xulin 4.5...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Ka Qeyb Galey Furitaanka Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb-galey xaflad lagu furayay garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo dhawaan dayac-tir lagu...

Dhegeyso Maamulka Raaskambooni oo Ciidamo Geeyey Degmada Ceelbarde

Maamulka raaskambooni ee uu hogaamiyaha ka yahay Axmed madoobe ayaa maanta ciidamo degmada Ceelbarde iyo labada tuulo ee dhawaan loo sameeyey maamulka gaarka ah. Waakan...

Dhegeyso:-C/kariin Iyo Axmed Madoobe oo Ka Hadley Safarkii Prof Jawaari Ku Tegey Magalada Dhuusamareeb

Masuuliyiinta Maamulada Jubbaland iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa wada...

War Cusub Mexey Xirir Jartaa Maxeyse Ka Jartaa Somaliya oo Sheegtey Iney Xirirka u Jartey Dalka Iiraan

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shir ay maanta golaha wasiirrada Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho lagu go’aamiyay in xiriirka siyaasadeed loo jaro dalka Iiraan,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img