WARARKA

Dhegeyso:-Maamulka Axmed Madoobe oo Soo Dhaweeyey In Go,aankii Kasoo Baxay Madasha Hiigsiga 2016

Afhayeen maamulka axmed madobe oo la hadley warbaahinta ayaa taageerey go,aankii kasoo baxay kulankii hiigsiga 2016 Hadalkiisiina waxaa ka mid ahaa Afhayeenka Maamulka Axmed Madoobe Halkan hoose...

Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey Shirka Madasha Hiigsiga 2016

Shaley ayaa magalada muqdisho lagu soo gabagabeeyey kulana la magac baxay hiigsiga 2016 kaasoo ay ku kulansanaayeen masuuliyiinta maamul goboleedyada amiin ayaa waxaa uu...

Daawo:-Gudoonka Baarlamaanka oo Codsadey In Si Deg Deg ah Baarlamaanka Lagu Keeno Go,aankii Ay Gaareey Maamul Goboleedyada iyo Xukumada

Kulan looga hadlayey hiigsiga 2016 ayaa maalintii shaley lagu soo gabagabeeyey magalada muqdisho kaasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiinta maamul goboleedyada iyo madax ka...

Dhegeyso:-Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland oo Taageerey Go,aankii Cabdi weli Gaas uu Ku Diidey In Wax lagu Qeybsado 4.5

Baarlamaanka maamul gobleedka Puntland ayaa kulanay maanta yeesheen waxaa ay kaga hor yimaadeen heshiiska Madasha Qaran ee lagu qaatay in aqalka hoose ee Baarlamaanka...

Kulankii Golaha Wasiirada oo Maanta Lagu Ansixiyey Go.aankii Shaley Kasoo Baxay Kulankii Hiigsiga 2016

Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Somalia oo isugu yimid maanta kulankoodii joogtada ahaa, ayaa ku ansixiyay qodobadii kasoo baxay shirkii madasha Wada-tashiga Qaran ee Hannaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img