WARARKA

Alshabab oo Maanta 7 Ka Tirsan Ciidanka Kenya Ku Dishey Deegaanka Laamu ee Xeebta Kenya

Toddoba ka tirsan ciidamada Kenya oo ka Haw-lgala Deegaanka dhirta badan ee Boni oo ka tirsan deegaanada xeebta dalka Kenya ayaa dhintay, kaddib markii...

Alshabab oo La Wareegey gacan ku Heynta Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada Hoose

Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, kaddib markii ay Saakay isaga baxeen ciidamada Kenya...

Dhegeyso:-Beelaha Jareer weyne ee Gobolada Hiiraan Iyo Shabeelaha Dhexe oo Runta U Sheegey Xasan Sheekh Iyo Odawaa

Odayaasha dhaqanka ee beelaha jareer weyne oo maanta kulan ku yeshey magalada jowhar ayaa waxaa ay kaga haldleen dulmiga iyo qaadka wax loogu qeybsanaayo...

Wariye Cabdi xaaji Goobdoon oo Maanta Magalada Muqdisho Ku Geeryoodey

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka mid ah Wariyeyaashii udub-dhexaadka u ahaa warbaahinta Somalia ayaa xalay si lama filaan ah ugu geeriyooday Isbitaalka Daarul-shifa ee...

Dhegeyso:-Wasiir Sheegey In Maxkamadaha Magalada Muqdisho Lagu Xukumo Dadka Danta Dar

Wasiirka cadaalada ee dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Axmed Jaamac (Ilko jiir ) ayaa ku eedeeyay garsoorayaasha maxkamadaha in ay xukumaan dad aan dambiyo galin. Hadaladiisiina...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img