Egard Foundation waxaa ay ugu baaqeysaa dhamaan jaaliyada somaliyed ee ku nool gobolka manisota in ay kasoo qeyb galaan sannad guuridii seddexaad ee Egard...
War murtiyeed kasoo baxay xafiiska dowlada federaalka ayaa waxaa lagu sharaxay sababta keentey in somaliland iyo puntland ay kaga xubno badanaadaan aqalka sare maamul...
Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa kasoo hor-jeestay Heshiiskii lagu Go’aamiyay nooca Doorasho ee Somalia ka dhici doonta sanadkan...