WARARKA

Dhegeyso:-Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska oo Ka Warbixiyey Dhismaha Wasarada

Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska dowlada federaalka somaliya Ing Saalax Sheekh Cismaan oo ka hadley halka ay mareyso dhismaha wasaarada howlaha guud...

Daawo:-Maamul Cusub oo La Magac Baxay Waamo State oo Looga Dhawaaqey Magalada Muqsidho

Maamul cusub oo la magac baxay waamo state ayaa maalintii shaley looga dhawaaqey magalada muqdisho kaasoo ka howl geli doono gobolada jubooyinka. https://www.youtube.com/watch?v=oGy-JQDSaqQ    

Daawo sawir uu Amiin Ka Sameeyey Rajada Jabka Shacabka Somaliyeed ee 2016

Amiin camir ayaa waxaa uu sawir uu ku muujinaayo rajada shacabka somaliyeed ka qabaan sida uu noqon doono 2016 kadib kolkuu dhamaadey kulankii wadatashiga kaasoo...

Daawo Cali Khaliif Galeyr oo Kasoo Horjeestey In Wax lagu Qeybsado 4.5

Kulan ay iskugu yimaadeen maamulka khaatumo ayaa waxaa ay kaga soo horjeesteen in wax lagu qeybsado nidaamka 4.5 hadaladooniina waxaa ka mid ahaa. https://www.youtube.com/watch?v=7ynITOl7reo

Afhayeen u Hadley Ururka Midowga Africa oo Sheegey In Ciidan Ka Socda Midowga Africa Aan La Gayn Doonin Dalka Burundi

Afhayeen u hadlay Midowga Afrika ayaa sheegay inaan ciidammo nabad-ilaalin ah oo ka socda Midowga Afrika la geynayn Burundi illaa inta laga helayo ogolaaso...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img