WARARKA

Dhegeyso:-Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Federalka oo Go,aan Adag Dul Dhigey Xildhibaanada Ka Maqan Kulamada uu Baarlamaanka Yeesho

Gudoonka baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta go’aano adag ka soo saaray Xildhibaanada ka maqnaanaya Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya. C/kariin Xaaji Maxamed Buux...

Dhegayso..Fada ama haba Fadinina waa inoo 4.5!

          Beesha Caalamka ayaa go'aan u gaartay Soomaaliya ka dib markii hogaamiyaasha Soomaalida ay ku guul dareesteen inay isku fahmaan nuuca doorashada Soomaaliya. Halkan ka dhegaysoUnknown...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

  Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta  

Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo Sheegey in Weli Aysan Waxba Gacanta Ku Heyn

Wasiirka arimaha dibada somaliland Saciid Cali Shire oo u waramey warbaahinta ayaa sheegey in asaga iyo wafdi uu hogaaminaayo ay tageen xarunta midowga africa...

DULMIGA IYO TACADIGA SOO JIREENKA AH EE KA SOCDO SH. HOOSE

Dadka ka dhashay Shabellada Hoose oo ka mid ah lexda gobol eey ka kooban tahay Konfuur Galbeed Somaaliya mudo ka badan labaatan sano ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img