WARARKA

Deg-Deg..Suldaan Xasan Nuur oo Xoriyadiisa dib u helay.

Sida uu ku soo waramaayo wariyaheena gobolka Shabeelaha hoose waxaa maanta xoriyadiisii dib u helay Suldaanka guud ee beesha Quraawane Suldaan Xasan Nuur Caliyow...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey NIdaamka 4.5

Tan iyo kolkii uu dhamaadey kulankii hiigsiga 2016 xukuumada iyo maamul goboleedyadana ay go,aan ku gaareen nidaamka 4.5 ayaa amiin camir waxaa uu qalinkiisa...

Dhegeyso:-Barnaamij Gaar Ah oo Laga Sameeyey Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Shabelaha Hoose

Idaacada goobjoog ka howl gasha magalada muqdisho ayaa waxaa ay u kuur gashey dhibaatada ay isbaarooleyda ay ku hayaan gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa...

Ururka Somali Siman oo Xaflad aad U Balaaran KU Qantey Magalada Ohio Columbus Maalintii Sabtida

Boqolaal Soomaalida Ohio, Columbus ah ayaa kasoo qayb-galay kulan looga hadlayay sidii loo heli lahaa Soomaali Siman, taasoo Macnaheedu yahay in dadka Soomaaliyeed la...

Dhegayso..Gudoomiyaha cusub ee degmada Wanlaweyn oo ka warbixiyay wax qabadkiisa

          Gudoomiyaha cusub ee degmada Wanlaweyn Maxamed Siidoow ayaa ka warbixiyay mudadii koobnayd ee uu maamulka degmada gacanta uu ku hayay taasi oo haatan u muuqata...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img