WARARKA

Xeer Ilaaliyaha Guud oo Eedeyn Usoo Jeediyey Dowlada Kenya

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Dahir ayaa ku eedeeyay dowladda Kenya inay qorsheynaysay inay is-hortaagto dacwaddii muranka Badda ee ay u gudbiyeen...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Xildhibaan Suge

Amiin camir ayaa maanta waxaa uu sawirkiisa kusoo qaatey halka ay gaartey qaabka xildhibaan sugida taasoo mararka qaarkii dhacdo in si qof uu xildhibaan...

54 Xildhibaan oo Maanta Mooshin Ka Keeney Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Xildhibaano tiradoodu kor u dhaaftey 54  Xildhibaan ayaa saxiixday Mooshin cusub oo ka dhan ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Xildhibaanadan, ayaa waxay Mooshinkan...

Dowlada Federaalka oo Ahlusuna Ugu Baaqdey Iney La Shaqeyso Maamulka Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada federaalka Somaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen oo shalay gaaray Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa ugu baaqay Ahlusunna Waljamaaca inay...

Dhegayso..Kacdoonka gobolka Shabeelaha hoose!

                Waxaa meel sare gaaray kacdoonka dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ay uga soo horjeedaan kooxo beeleedka Hawiye oo isu soo abaabulay inay gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img