WARARKA

Dhegayso…Maxaad ku fasiri kartaa waxa ka jira Marko?

            Dhegayso…Maxaad ku fasiri kartaa waxa ka jira Marko?

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka Hadley Xaalada Degmada Marka

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay la wareegida Ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlada iyo kuwa...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Dhibaatada Shacabka Ay Ku JIraan Iyo Damaashaadka Xasan Sheekh

Amiin Camir ayaa maanta waxaa uu sawirkiisa kusoo bandhigay dhibaatada ay ku jiraan shacabka somaliyeed iyo halka uu maraayo xalka madaxweynaha dowlada federaalka somaliya.

Duuliyihii Wadey Diyaarada Daalo Airline oo Ka HadleyAmini Xumada Ka Jirta Garoonka Adan Cade

Duuliyihii diyaarada Daallo Airline ee qaraxa uu ka dhex dhacay Tallaadadii lasoo dhaafay ayaa ka hadlay qaraxa iyo amaanka garoonka diyaarada Muqdisho. Qarax lala raacay...

Daawo:-Faarax Macalin oo Ka Hadley Wadashaqeynta Ka Dhexeysa Ciidamada Alshabab iyo Amisom

Xildhibaan Faarax Macallin oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ee Dalka Kenya oo kasoo jeeda dhulka NFD ayaa waxa uu ka hadlay xaaalada ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img