WARARKA

KUlankii Maamulka Puntland iyo Ergayga QM ee Sooamaliya, Michael Keating oo Ku Dhamaadey Fashil

Ergayga QM ee Sooamaliya, Michael Keating oo maalmahan ku sugnaa Garoowe ayaa soo Gunaanaday Kulamadii uu la lahaa Siyaasiyiinta, Golaha Dhaqanka, Bulshada Rayidka ah,...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Ceydiid Ilka Xanaf

Amiin Camir oo maanta qalinkiisa la dul tegey gudoomiyaha maxkamada sare Caydiid Ilka Xanaf oo ay horyaalaan jawaano ay ka buuxaan laaluush hadii gudoomiyhii...

Daawo sawirada Madaxweyne ku Xigeenka Dalka Ciraaq oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magalada Muqdisho

Madaxweyne ku xigeenka dalka Ciraaq, horayna u soo noqday RW-hii Ciraaq, Ayad Allawi & Wafdi uu Hor-kacayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo...

Bayaan Kasoo Baxay Midowga Beelaha Geledi Gudaha iyo Dibada.

Ku: Madaxweynaha DF Soomaaliya. Ku: Gudoomiyaha BF Soomaaliya. Ku: Ra'isulwasaaraha DF Soomaaliya. Ku: Madaxdweynaha DG KoonfurGalbeed. Ku: Gudoomiyaha BDG KoonfurGalbeed. Ku: Golaha Wasiirada DG KoonfurGalbeed. Og: Taliyaha Booliiska DF Soomaaliya. Og:...

Guuxa Dadweynaha..Shariif Beena hawaasna ka Been badan

          Beeni waxay leedahay hal lug hadii laga qabtana warkeeda meeshuu ku dhamaadaa oo uu ku egyahay Laakiin Beenloowgu sidaa ma ahan oo marwalba oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img