WARARKA

Dhegeyso:-Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Ka Hadley Qarixii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Shariif Xasan Sh. Aadan oo ka hadlay weerarkaasi ayaa sheegay in ay adagtahay in la iska qabto dad kuu eg oo Suun is qarxis...

Dhegeyso:-Jaaliyada Koonfur Galbeed Somaliya ee Midowga Reer Yurub oo Cambaareeyey Falkii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Jaaliyada koonfur galbeed ee kunool midowga yurub ayaa waxaa ay si kulul u cambaareyeen falshii shaley ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay...

Dhegeyso:Faahfaahin Dheeri oo Kasoo Baxeysa Ismiidaamintii Maanta Ka Dhacdey Magalada Baydhaba oo Ay dad Badani ku Naf Waayeen

Faahfaahinn dheeri ah oo kasoo baxay ismiidaamintii maanta ka dhacdey degmada baydhaba ayaa la sheegayaa in ay halkaasi ku dhinteen in ka 50 ruun...

DEG DEG: Qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo Baydhabo ruxay

          Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo caasimada KoonfurGalbeed ayaa waxay ku waramayaan in magaaladu ay ruxeen Laba qarax  oo sida lasheegayo ay Naftood Haligayaal fuliyeen.   Qaraxyadaan...

Aqriso Miisaaniyada Sanadka ay Qorsheysey Xukuumada Federaalka iyo Cadaalad darada Ka Dhex Muuqata

Miisaaniyadda Dawladda Federaalka 2016 ee Baarlamaanka ansixiyey Maamul goboleedyada waxaa ugu jirta lacagahaan Lacagta waxey ka imaaneysaa ilaah dhaqaalaha ee Gobolka Banaadir iyo deeqo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img