Dhegeyso:Faahfaahin Dheeri oo Kasoo Baxeysa Ismiidaamintii Maanta Ka Dhacdey Magalada Baydhaba oo Ay dad Badani ku Naf Waayeen

2
84

qaraxFaahfaahinn dheeri ah oo kasoo baxay ismiidaamintii maanta ka dhacdey degmada baydhaba ayaa la sheegayaa in ay halkaasi ku dhinteen in ka 50 ruun halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay.

Wariye ka tirsan idaacada radio muqdisho oo halkaasi kasoo hadley ayaa sheegey in qarixii koowaad uu sameeyey nin naftii halige ah halkaasina uu ku diley in ka badan 30 ruun ayadoo qaraxa kalana uu ka dhacay xarunta dahabshiill.

Warbixintii wariyaha waakan ee nala dhegeysta.

Qarax Baydhabo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Qarax Baydhabo Mobil

2 COMMENTS

Comments are closed.