Dhegeyso:-Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Ka Hadley Qarixii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhaba

0
44

sharif xasanShariif Xasan Sh. Aadan oo ka hadlay weerarkaasi ayaa sheegay in ay adagtahay in la iska qabto dad kuu eg oo Suun is qarxis ah soo xirtay,kaas oo Soomaali ah islamarkaana aan lahayn wax lagu garto.

Shariif Xasan waxaa uu sheegay in Maamulkiisa uu bilaabayo howlgal ka dhan ah Al-shabaab si looga saaro meelaha ay kaga harsanyihiin.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Shariif Xasan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Shariif Xasan Mobil