WARARKA

Dhegeyso:-Eedeysanayashii Qaraxii ka Dhacay Magalada Baydhaba oo Maxkadooda Dib Loo Dhigey

Maxkamada magalada baydhabo ayaa maanta la hor keeney Sideed qof oo lagu soo eedeeyay ku lug lahaanshaha labadii qarax ee 28-kii bishii hore ee...

Dhegeyso:- Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Federaalka Gudigooda Arimaga Dibada oo Dhaliiley Wasiirka Wasarada Arimaha Dibada

Xildhibaanada baarlamaanka dowlada federaalka gudigooda arimaga dibada in wasiiirka arimaha dibada kala xisaabtami doonaan magacaabista safiiro cusub oo aan lagala tashan gudigaas. Xildhibaan Prof Maxamed...

Saraakiil Ka Tirsan Maxkamada Magalada Muqdisho oo Gaarey Baydhabo

Waxaa safar ku gaaray Baydhabo saraakiil sare oo ka socda maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayadoo maalin ka hor...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Degmada Awdheegle oo Faahfaahin Dheeri Ah Ka Bixiyey Weerarkii Xaley Ka Dhacey Degmada Awdheegle

Maxamed Aweys Abuukar gudoomiyaha degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose ee dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar diyaarado dagaal ay ka...

Dhegeyso:-Darawalada Ka shaqeeya Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Wanleweyn oo Ka Cabanaaya Isbaarooleyda

Beryahan waxaa cabasho aad u badan ay kasoo yeertey darawalada isticmaala wadada xiriirisa inta u dhaxeyso degmada Walaweyn iyo demada Afgooye e gobolka Shabelaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img