WARARKA

Dhgeyso:-Xildhibaan daahir Amiin Jeesow oo Ka Hadley Maamul u Sameynta Shabelaha Dhexe iyo Hiiraan

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo jeediyay in beelaha iyo odayaasha gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe loo madax...

Alshabaab oo Xaley Lagu Weerarrey Degmada Awdheegle

Ciidammo Ajnabi ah oo watay laba diyaaradood oo ah kuwa Qummaatiga u kaca ee Helicopters-ka ayaa xalay weeraray saldhig ay Al-shabaab ku leedahay Degmada...

Dhegeyso:-Shacabka Degmada Marka oo Qaati Ka Taagan Ciidamo Beeleedyada Ku Labisan Dareyska Dowlada

Wararka aynu ka heleyno degmada marka ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlada ay halkaasi dhibaatooyin ba,an ay ku hayaan...

Xarakada Alshabab oo Qiratey In Diyaarada Darooniska ee Mareyka Ay Duqeeyeen Mid Ka Mid Xerooyinkooda

Xarakada Al-shabaab ayaa qirtay in Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ay duqeeyeen saldhig ay ku leeyihiin bartamaha Somalia, balse waxay sheegeen in tirada...

Daawo:- Faah Faahin Dheeri ah oo Kasoo Baxaysa Qarixii Maanta Ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Baledweyne

Qarax dhawacad dad badan kasoo gaareen ayaa maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha magalada baladweyne. Taliyaha ciidanka boliska degmada baladweyne oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img