WARARKA

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolka Bay oo Amar Dul Dhigey Ciidanka Booliska Gobolka Bay

Taliska ciidamada dowlada Soomaaliya ee gobolka Baay Mahad Cabdiraxman ayaa sheegey ineysan u dulqaadan doonin askarta labista dareysaka caadiga ah ee ku sugan gudaha...

Dhegeyso:-Degmada Baraawe oo Ay Hooyo iyo Wiilkeeda Baahi Ugu Dhinteen

Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee Maamulka Gobolka Sh/Hoose Xuseen Maxamed Barre Jeex oo Wareysi siiyay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka...

Dhageyso Golaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Soo Saarey Dhowr Qodob oo Ay Xil u Arkeen In Amniga Dalka Lagu soo Celin Karo

Baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa go’aano adag ka soo saaray kadib kolkii ay wareysiyo kala duwan la yeesheen reysulwasaaraha xukuumada federaalka iyo xubnaha amaanka...

Ragii Loo Heystey Iney Ka Dambeeyeen Qaraxii Ka Dhacay Baydhabo oo Ay Maanta Maxkamada Dowlada Ciidanka Qalabka Sida ee Dowlada Federaalka Ku xukuntey Dil...

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Somalia, ayaa maanta Xukunno ku Ridday lix ruux oo lagu soo eedeeyay inay ka dambeeyeen...

Yaa u Maqan Shacbiga Degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha hoose?

Bilihii ugu dambeeyey degmada afgooye gobolka shabeelaha hoose waxaa ay noqotey kawaan shacabka ku nool magaaladaasi maalinba sida xoolaha oo kale loogu gowraco, Gowraca...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img