WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Odeyga Sida Qarsoon Somaliya ugu Taliya Gabre Iyo Siyasiyiinta Somaliyeed

Tan iyo intuu ka bilowdey dagaalka sokeeya dalka somaliya waxaad moodaa in ay dhamaatey somalidii saxa aheyd oo ay dalka kusoo badanayaan kuwo baasabooro...

Dhegeyso:Afhayeenka Amisom oo Sheegey In Xaley Hoobiyeyaal Lagu Soo Weerarey Xarunta Xalane

Warar aynu ka helney xarunta AMISOM ee xalane ayaa sheegaya in xalay halkaas lagu weeraray hoobiyaal gaaraya Shan hoobiye. Afhayeenka ciidanka AMISOM oo la hadlay...

Dhegeyso:Cudurka Shuban BIyoodka oo Ka Dilaacay Degmada Baraawe

Wararka inaga soo gaaraya degmada baraawe ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay cudurka Shuban biyoodka kaas oo sababay dhimasho...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Reer Abiicar Cali, Reer Yuusuf maama, Reer Cumar Cabdulle, Reer Cumar Muudeey, Reer Ibraahin Qaasin, Reer Jeylaani Duuble, Reer Sheekh Cadow, Reer Maxamed Abow,...

Ma xisaabtanaa si aan horey ugu socono?

Isla xisaabtanku waa wado ka mid ah wadooyinka ay adeegsadaan ummaddaha horumaray isla markaana ku gaaray guulo ay u aayeen halka ummaddaha dib u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img