WARARKA

Dhegeyso:Ahlusunada Gobolada Dhexe oo Sheegeytey Iney Ayaga Soo Xuli Doonaan Xildhibaanada Deeganada Ay Maamusho

Maamulka ahlusuna ee gobolada dhexe ayaa maanta waxaa ay war ka soo saareen Doorashada la filayo in Soomaaliya ay ka dhacdo dabayaaqada Sanadkaan marka...

Dhegeyso Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xilkii Ka Qaadey Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ceydiid Ilka Xanaf

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka ka qaaday gudoomiyaha Maxkamadda sare Caydiid Cabdullaahi ilka-Xanaf. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo warbaahinta kula...

Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Suuqa Xoolaha Ee Degmada Afgooye

Wararka aynu ka heleyno degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in maanta qarax uu ka dhacay suuqa xoolaha ee degmadaasi. Inta la ogyahay...

Dhegeyso:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Sheegey Ineysan Shaci Aheyn In Xildhibaanada Ay Soo Xulaan Waxa Uu Ugu Yeerey Gudoomiyeyaasha Maamul Goboleedyada

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka dowlada federlaaka oo maanta ka hadley xulista xildhibanada barlaman 2016 ayaa sheegey ineysan sharci...

Dhegeyso:-Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle “ Xaaf” oo Sheegey In Dalka Ay Iska Maamushaan Dowlado Shisheeye

Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle “ Xaaf” oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu si cad u shaaciyay in dowladda Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img