Saraakiisha ciidamada Uganda ayaa wada qorshe ay dib ugu eegayaan ciidamadeeda nabad-ilaalinta ah ee ku sugan Somalia iyo Dalka Afrikada dhexe, taasoo u muuqata...
Maxkamada Maamulka Shariif Xasan, ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay soo saartay awaamiir ku aadan Kiisaska Dacwooyinka ah ee lagu qaado Magaalada Muqdisho...