WARARKA

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Kooxaha Isku Baheystey Burburinta Dalka

Amiin camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir uu kaga turjumaayo kooxaha dadaalka weyn ugu jira sidii somaliya ay kaga saari lahaayeen...

Dhegayso..Dadaalada xagal daacis badan xunbaarsan oo la doonayo in Xalka loogu raadinayo colaada Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ku soo Xildhibaano iyo Wasiiro.

          Dadaalada xagal daacis badan xunbaarsan oo la doonayo in Xalka loogu raadinayo colaada Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ku soo Xildhibaano iyo Wasiiro. Warbixin

Dhegayso…Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashiid oo ka baaqsaday inuu hortago Baarlamaanka.

          Ra'isul wasaare Cumar Cabdirashiid oo maanta lagu waday inuu hortago Baarlamaanka si su'aalo looga waydiiyo doorashada Sanadkaan ayaa dib u dhac ku yimid, Hadaba Xildhibaan...

Daawo Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska Puntland oo Hal Suaal Weydiiyey Xildhibaanada Kasoo jeeda Koonfur Galbeed

Taliye ku-xigeenka Bolice-ka Puntland S/Guuto Cabdiqaadir Shire Faarax “Ereg” oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa fariin u diray Xildhibaanada...

Dhegeyso:Ciidanka Maamulka Puntland oo dad Barakacayaal Ah Ku Laayey Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Koox Hubeysan oo ku labisan dareysan ciidamada maamulka puntland ay Dad Barakacayaal...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img