Gudoomiyaha xisbiga Ucid oo la hadlayey warbaahinta universal tv ayaa ka hadley arimo xasaasi ah wuxuuna si toos ah ua hadley madaxweynaha doelada federaalka...
Madaxweynaha dalka Uganda, Yuweri Museveni, ayaa sheegay in hannaan-xumo haysata istiraatijiyada howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay sabab u tahay inay go’aansadaan inay ku dhawaaqaan...