Dhegeyso: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo aan La Yeelaney Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn

1
120

Gudoomiyaha degmada wanleweyn Maxamed Siidow oo aan qadka telfoonka ku tiigsaney isaga oo jooga magalada muqdisho ayaan waxaan ka wareysaney arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin, qaar ka tirsan wabsidyada ayaa beryahan waxaa ay isla dhex marayeen in raashin logu tala galey degmada oo ay ku deeqdey dowlada turkiga la lunsadey taasoo noqotey arin been abuur ah oo aan waxba ka jirin,

Gudoomiyaha oo arintaasi ka hadlayey ayaa wuxuu inoo sheegey in raashinkaasi uu weli dekeda ku jiro welina uusan soo bixin maamulka shariif xasana uu u wakiishey wasiirkiisa arimaha gudaha inta uu kasoo noqonaayo maadaama uu safar ugu maqan yahay dalka sacuudiga.

Wareysigiisa oo dhan waakan ee naa dhegeysta.

Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn Mad Siidow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyaha degmada wanleweyn Mat Sidow Mobil

 

1 COMMENT

  1. dabadhilif Maxamed siidow ma istaahilo ehelna uma ah in Baniadam hogaan looga dhigo, macal asaf waayo murugo leh iyo taariikh madow oo dadka wanle ka sheekeyn doonaan ayaa waayuhu nagu casuumay, wixii alle keeno waa mahad laakiin hogaanka 12 jirsaday ee guul dareystay dadka iyo dalka dad ka qabta waan leenahay waana laga qabandoono

Comments are closed.