WARARKA

Daawo Odey Dhaqameedka Gobolka Hiiraan oo Qaadacay Qaabka Doorashooyinka 2016

Shir jaraa'id oo ay Wadajir maanta Magaalada Beledweyne ugu qabteen duubabka-dhaqanka gobolka Hiiraan ayay ku qaadaceen habka loo maamulayo hanaanka doorasho ee Somalia 2016...

Howlgalka Amisom ee Dalka Somaliya oo Mado Kordhin Loo Sameeyey

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midobay ayaa waxay mar kale kordhiyeen muddada hawl-galka Midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan AMISOM, iyagoo garsiiyay xilliga hawlgalka illaa...

Daawo Sida Looga Ciidey Maalintii Shaley Magalada Atlanta Georgia ee Dalka Mareykanka

Xarunta Action Sports Academy ee ku taala wadada weyn ee momorial drive ayaa waxaa shalay Subaxnimadii soo buux-dhaafiyay kumannaan Muslimiin ah oo u badan...

Dhegeyso:Warbixin Laga Soo Diyaariyey In Tony Blair Lahaa Hurinta Dagaalkii Ciraaq Lagu Qaadey 2003

Warbixin ay soo diyaarisey idaacada VOA ayaa lagu sheegey in reysulwasaarihii hore ee dalka ingiriiska Tony Blair oo gacan weynka geystey dagaalkii lagu qaadey...

Dhegeyso Maamulka Goboka Banaadir oo Sheegey In Amaanka Gobolka Aan Weli Lagu Wareejinin

Guddomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Max’ed Axmed Diiriye, ayaa sheegay in amniga Gobolka Banaadir uusan wali rasmi gacanta ugu jirin Maamulka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img