WARARKA

Dhegeyso Wasiirka Arimaha Dibada Xukumada Federaalka oo Sheegey In Amisom Ay Dalka sii Joogi Doonto

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya oo ka qeyb galayay shirka Arimaha Dibadda wadamada Afrika oo ka dhacay Caasimada Kagame ee dalka Rwanda ayaa sheegay...

Daawo Madaxwaynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey Waxa Uu Qaban Doono Hadii uu Ku Guuleysto Doorashada 2016

Madaxwaynihii hore ee maamul goboleedka Puntland C.raxmaan Faroole oo u taagan Xilka Madaxwaynaha dowlada federaalka Soomaaliya oo munaasibad loogu qabtay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa...

Dhegeyso Aqoonyahan Sheekh Nuur Abuukar Qaasin loo La Yeeshey Wareysi Aad u Xiiso Badan

Sheekh Nuur Abuukar Qaasin oo ka mid ah aqoonyahanada kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa maalintii shaley waxaa uu wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya...

Dhegeyso Xildhibaan Goodax Bare oo Ka Hadly Halka uu Maraayo Kulanka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabelaha dhexe

Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan ay diidan yihiin qaabka ay Dowladdu...

Dhegeyso Dagaal Maanta Ka Dhacay Deegaanka Goof gaduud ee gobolka Baay

Dagaal la isku adeegsadey hubka noocyadiisa kala duwan ayaa barqadii maanta ka bilowdey deegaanka goof gaduud ee gobolka baay halkaasi oo ay isku heystaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img