WARARKA

Dhegeyso Xildhibaan Ka Tirsan Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Xasuuqii Ay Geysteen Ciidamada Itoobiyaanka

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowladda Soomaaliya oo la hadlaywarbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay baaritaan ku sameyso dadkii lagu...

Dhegeyso Odayaasha Gobolka Hiiraan oo Sheegey Iney Sameysan Doonaan Maamul u Gaar Ah

Odayaasha dhaqanka gobolka hiiraan kulan ay isugu yimaadee ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay sameysan doonaan maamul u gaar ah maalmaha soo socda. Ugaas...

Amisom oo Sheegey Iney Baari Doonto Xasuuqii Ka Dhacay Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay

Taliska AMISOM ee Somalia ayaa sheegay in ay baarayaan falkiii Dad Shacabka ah lagu laayay ee ka dhacay Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Bay, kuwaas...

Daawo Sawirada Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Maanta Hub iyo Gaadiid Ka Gudoomey Dowlada Masar

Ciidamo ka socda dalka masar ayaa maanta waxaa ay gaadiid iyo hub ku wareejiyeen ciidanka milateriga dowlada federaalka somaliya waxaana hubkaasi kala wareegey wasiirka...

Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Dagalada u Dhexeya Somaliland iyo Puntland

Dagaalo ay dad badan dhibaato kasoo gaartey ayaa beryahan waxaa ay u dhexeeyaan maamulada somaslil;and iyo puntland ayagoo isku heysta maamul kasta sidii uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img