WARARKA

Daawo Warbixin Murugo leh oo ay VOA kasoo Diyaarisey Degmada Marka

Idaacada Voa oo fadhigeedu yahay magalada washigton ayaa waxaa ay warbixin dhinacyo badan taabaneyso kasoo diyaarisey dhibaatooyinka ka jira degmada marka oo sanadahan how...

Dhegeyso Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Sheegey Wadanka Dib u Dhiciisa Iney Masuul Ka Yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Wareysi siiyay warbaahinta magalada muqdisho ayaa sheegay in Dalka uusan ka fashilmin,Madaxtooyada ama xafiiska...

War Deg Deg Ah Dukaan Lagu Keydiyo Shidaalka oo Ku Yaala Degmada Afgooye oo Caawa Bam Gacmeed Lagu Weerarey

Wararka naga soo gaaraya degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay ku waramayaan in goob lagu keydiyo laguna iibiyo shidaalka oo ku...

Dhegeyso Koox Ku Been Abuuratey Maamulka Degmada Wanleweyn oo Hadalkooda Beenoobey

Maamulka Shariif Xasan ayaa maalintii shaley la wareegey rashinkii Ay dowlada turkiga ugu tala gashey umada somaliyeed bishii barakeysneyd ee ramadaan. Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka...

Dhegeyso Warbixin Ku Saababsan Dhibaatooyinka Ay Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom Ku Hayaan Gobolada Baay iyo Bakool

Deegaano ka tirsan gobolada baay iyo bakool ayaa waxaa laga dareemayaa xaalad aad u adag tan iyo markii ay ciidamada amisom iyo ciidan la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img