WARARKA

Dhegeyso Maamullka Shariif Xasan oo Qiil u Raadinaaya Dadkii Ay Ciidamada Itoobiyaanka Ku Laayeen Deegaanka Awdiinle

Maamulka Shariif Xasan ayaa iyaga oo qiil u raadinaaya xasuuqa ay geysteen ciidamada itoobiyaanka waxaa uu faafahin bixiyey mid ka mid ah maamulka shariif...

Aqriso Magacyada Dadkii Ay Ciidamada Itoobiyaanka Ku Laayeen Deegaanka Awdiinle

Ciidamada itoobiyaanka ee ku sugan gobolka baay ayaa maalintii axada aynu soo dhaafney si ula kac ah waxaa ay u dileen odayaan bira mageyto...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Marka oo Dowlada Federaalka Ku Eedeeyey Iney Ka Dambeyso Dhibaatada Ka Taagan Gobolka

Gudoomiyaha degmada Marko ee gobolka Sh/Hoose Xasan Cumar Macalin oo la hadlay warbaahinta ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay masuul ka tahay...

Daawo Madaxweynaha Turkiga oo Maanta Ka Qeyb Galey Aas Qaran oo Loo Sameynayey Dadkii Ku Dhintey Afgambigii Dhicisoobey

Madaxweynaha dalka turkiga ayaa maanta kaqeyb galey aas qarab ooloo sameeyey qaar kamid ah dadkii ku dhintey afgambigii dhicisoobey ee dhawaank a dhacay dalka...

Dhegayso..Shaam”Reer Shabeelaha hoose waa inayan u kala harin inay iska dulqaadaan heeryada gumaysiga”

            Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Shaam gudoomiyihii hore ee degmada Qoryeelay gobolka Shabeelaha hoose ayaa ugu baaqay Reer Shabeelaha hoose inayan u kala harin inay iska...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img