WARARKA

Gudoomiyaha Degmada Baardheere oo Ku Dhaawacmey Weerar Bam Gacmeed Ah

Gudoomiyaha degmada Baardheere C/laahi Nuur Xasan (Cadoow) iyo xubno ka tirsan maamulka degmada oo xalay qarax bambaano lagula eegtay bartamaha magaalada Baardheere ayaa saaka...

Dhegeyso Taliyaha Nabadsugida Dowlada Federaalka oo Sheegey Iney Ka War Hayeen Qaraxa Intuusan Dhicin Ka Hor

Taliyaha nabadsugida dowlada federaalka General C/llaahi Gaafow oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay dowladda soomaaliya ay ka warqabeen in weerar uu ku...

Weerar ay Alshabab Xalay Ku Qaadey banaadir Beach oo Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 10 Ruux

Kooxda alshabab weerar ay xaley ku qaadey Banadir Beach ayaa waxaa lagu waramayaa in ay weerar kaasi ku dhinteen in ka badan 10 halka...

Alah U Naxariistee Marxuun Maxamed Cali Samatar oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magalada Muqdisho

Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay xarunta wasaarada Gaanshaandhiga Soomaaliya alle ha u naxariiste Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii dowladda Dhexe...

Malaayiin Dollarka Mareykanka Ah oo Laga Xadey Bangiga Dhexe ee Somaliya

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia, Dr. Bashiir Ciise Cali ayaa sheegay in Bangiga Dhexe laga xaday lacag dhan 5,30,000 oo Doollarka Mareykanka ah, sida...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img