WARARKA

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo Ka Cabanaaya Qaxootiga Ka Imaanaya Dalka Kenya

Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Qaxootiga kasoo laabtay xeryaha dalka Kenya ay dhibaatooyin kala duwan...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Waajid oo Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Hesyta Shacabka Ku Nool Degmada

Waxaaba gebi ahaan go,an wada isku xirta degmada baydhabo iyo waajid taasoo kentey in shacabkii ku dhaqnaa degmada ay kala kulmaan dhibaatooyin badan gudoomiyaha...

Dhegeyso:Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Ka Deyriyey Qaabka La Rabo In Loo Qabto Doorashoonka Dalka Ka Dhici Doona

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo hadlay warbaahinta ayaa Walwal ka muujiyay Qabsoomida Doorashooyinka Dadban ee Dabayaaqada Sanadkaan lagu wado inay soomaaliya ka dhacaan. Tarsan ayaa...

Dhegeyso Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Aan Ka Wareysaney Barnaamij Isbuucii Tegey Lagu Qabtey Degmada Afgooye

Barnaamij loogu magac darey bulsho bile ayaa isbuucii tegey lagu qabtey degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose kaasoo ay kasoo qeyb  galeen argooyin ka...

Daawo sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Damaljadiid oo Raadineysa Odey Dhaqameedyo Cusub

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir ka turjumaaya damaljadiid oo raajineysa sidey ku qori laheyd odeydhaqameedyo cusub oo ay danahooda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img