WARARKA

Wasiirka Arimaha Dibada Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey In Ciidamo Ka Socda somaliya aan Loo Diri Doonin Koonfur Suudan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukumadda Soomaaliya C/salan Hadliye Cumar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay in Ciidamada Afrikaanka ah ee Nabad Ilaalinta loo geynayo Wadanka...

Gudoomiye Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Dadban Oo Shegey Iney Soo Diyaarinayaan Ergooyinkii Dooran Lahaa Xildhibanada

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dalka ayaa sheegay in ay diyaarinayaan Ergooyinkii Soo xulilahaa xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Soomaaliya. Gudoomiye Guddiga Hirgalinta doorashooyinka dadban ayaa sheegay in ay...

Dhegeyso Madaxweynaha Somaliland oo Sheegey In Shacbka Ay Diyaar U Yihiin Iney Ka Go,aan Somaliya

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in shacabka deegaanada Soomaaliland ay diyaar u yihiin in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale. Hadaladiisana...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Xudur oo Ka Hadley Dhibaatada Ka Taagan Deegaanka

Gudoomiyaha Degmada Xudur ee gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in aysan heysan dhaqaalo ay kula dagaalamaan Al-Shabaabka ku...

Dhegeyso Dagaalo Maanta Ka Dhacay Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka baay

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Dagaal culus uu halkaasi ku dhexmaray ciidanka maamulka shariif Xasan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img