WARARKA

Gudoomiyaha Deegaanka Qaadka Lagu Beero ee Dalka Kenya oo Sheegey In Nafsadiisa Halis Ku JIrto

Sida lagu daabacay saakay barta wararka ee mid ka mid ah wargeysyada Nairobi kasoo baxa, Guddoomiyaha Meru oo ah deegaanka lagu beero qaadka Kenya...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan OO Si Cad Uga Soo Horjeestey Shirka Maamul U sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Daba-geed oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Baled-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ka soo horjeestay Shirka...

Qalinkii Jama Ismaaciil:Jawabta Gaas Waxba Ha ka soo Qaadin Waa Kuwii Hore oo kale

Madaxweyne Gaas waa khabiir reer Puntland si fiican u bartey dabcigooda iyo ma qashiinta dhagahooda kalamadaha ay jecel yihiin. Waxaa bilowga bisha September Xasan Shiikh...

Aqriso Wareegto Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Ku Saabsan Shaqooyinka Dowlada Xilga Doorashada

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada. Wareegtadan aya khuseysa sidii loo...

Dhegeyso Waxgaradka Gobolka Shabelaha Dhexe oo Kasoo Horjeestey Qaabka Ay Igad Wax u Wado

Qaar ka mid ah Waxgaradka gobolka Sh/Dhexe ayaa si adag kaga soo horjeestey qaabka ay igad dooneysey iney maamul ugu sameyso gobolada shabelaha dhexe...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img