WARARKA

Sheeko Waalan Dhegeyso Kuwii Qaadka Laga Soo Gaarey oo Aamusan Iyo Reer Baydhaboo Qaad U Qeylinaaya

Aduunyo aqirazamaan ganacsatada qaadka ku iibisa magalada baydhaba oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadley dhibaatada ay kala kulmeen joojinta qaadka ayagoo intooda badan...

Dhegeyso Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Somaliyeed oo Walaac Ka Muujiyey Shirka Madasha Qaranka

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka ayaa weli isku mari la’san Qodobada qaar ee ku jira shirka Madasha Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Qaran. Siyaasiga...

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Tacsi U Direy Suldaan Warsame iyo Eheladii Ay Ka Geeryootey Xildhibaanad Fadumo Nuur Maxamed

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun dhamaan odayaasha dhaqanka koonfur galbeed waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan suldaanka beesha jiido Suldaan Warsame Aliyow...

Dhegeyso Waxa kala Dhex Marey Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa iyo Wariye Ka Socdey Idaacada Ku Hadasha Afka Alshabab

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo wareysi hoos gelis ah ay la yeesheen idaacada ku hadasha afka aslhabab ayaa waxaa uu ka sheekeeyey xaalada guud...

Daawo Dhaqaalo Xumida Lasoo Deriska Dalka Kenya Tan iyo Intii Qaadka Laga Mamnuucey Somaliya

Xakuumada federaalka somaliya ayaa maalmo dhaweyd ku dhawaaqdey in keenista qaadka laga joojiyo dalka somaliya kadib kolkii siyaaiyiin ka tirsan dalka kenya ay damceen...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img