WARARKA

Live U Daawo In Ka Badan 2 Malyan oo Muslimiin ah oo Gudaneysa Waajibaadka Xajka 1437

In ka badan 2 Milyan oo muslimiin ah ayaa waxaxaa maanta u bilowdey gudashada waajibaadka Xajka ayagoo maanta taagan Arafa. https://www.youtube.com/watch?v=Tdd1EkznnHw

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Fariin u Direy Maamulka Puntland

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo la hadlay warbaahinta ayaa maamulka Puntland ugu baaqay in ay xayiraada ka qaadaan gawaarida ku xayiran deegaanada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Kula Dardaarmey Iney La Shaqeeyaan Laamaha Amniga

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amniga, isla markaana u dul-qaataan tallaabooyinka dheeriga ah ee lagu...

Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Mad Nuur oo Deeq Lacag Ah Gaarsiiyey Gudiga Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Ow Cusmaan Ee Degmada Wanleweyn

Gudiga dhismaha Cisbitaalka Haweenka iyo Dhalaanka ee laga hirgelinaayey deegaanka Ow Cusmaan ee Degmada Wanlweyn ayaa mahad balaaran u jeediyeen Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh...

Daawo Abwaan Iidoow oo Dacwo Ka Ah Masuuliyiinta Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed

Abwaan iidoow ayaa videogan waxaa uu dacwo ugu gudbinayaa dhamaan masuuliyiinta kasoo jeeda koonfur galbeed ama ha mid ahaadaan kuwa ku jira dowlada federaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img