WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Salaada Ciid Shacab Badan Kula Tukadey Masjidka Isbaheysiga Islaamka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Max'uud ayaa Boqollaal Dadweyne ah Salaadda Ciidul-Adxa kula Tukaday Masaajidka isbaheysiga Islaamka ee Muqdisho. Waxaa Salaadda ciidda kasoo qayb-galay guddoomiyaha Baarlamaanka...

DRS. ZUBEYDA MAXMED MALAAQ MUKHTAAR OO SHAACISAY IN AY TAHAY MUSHARAX U TAAGAN XILDHIBAANIMADA BFS EE 2016

Xili weli ololaha musharixiinta xubnaha Baarlamaanka Federalka sooomaaliya ay ka socoto magaalada Baydhabo  Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Drs Zubeyda Maxamed Malaaq Muqtaar ayaa...

Aqriso Amar Kasoo Baxay Wasaarada Aminiga oo Sheegtey In Magalada Gudaheeda Aan Hub Lagu wadan Karin

Wasaaradda Amniga gudaha ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay digniin ah in laga bilaabo maanta oo bisha Saptember ay tahay 11 aanan lagu arki...

Kulankii Madasha Qaranka ee Beryahan Ka socdey Magalada oo Fashil Ku Dhamaadey

Wararka naga soo gaaraya magalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in kulankii madasha qaranka ee maalmahan uga socdey magalada muqdisho hogaamiyeyaasha maamul goboleedyada iyo...

Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Xukuumada oo Ku Hamineysa In Aan Berito Laga Ciidin Magalada Muqdisho

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaadey in ay xukuumada damacsan tahay in ay hor istaagto in aan dalka laga ciidan maalinta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img